462485511 986613163509823 2043660076466954608 n - Wardeeq news

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddadii uu ku guda jiray booqashadiisa dalka Eritrea, waxa uu kormeeray xerada ay ku tababaranayaan

Ciidamada Cirka Soomaaliyeed, halkaasi oo uu warbixinno uga dhageystay Macallimi. Madaxweynaha ayaa Ciidamada ku boorriyay in ay sii xoojiyaan dadaalkooda aqoon kororsiga ah, si ay door taariikhi ah uga

qaataan difaaca, dib u xoreynta iyo sugidda amniga dalkooda hooyo, waxa uuna xusay muhiimadda ay Ciidamada. Madaxweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay sida is dowladdu uga go’an tahay tayeynta iyo hormarinta ciidamada qalabka sida.462747969 986612960176510 2578261977969918208 n - Wardeeq news462504009 986612976843175 6947059504218156281 n - Wardeeq news462485511 986613163509823 2043660076466954608 n - Wardeeq news462620113 986613200176486 5425798889177383726 n - Wardeeq news462490889 986613133509826 383123145387249087 n - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights