Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Green Oo Xalay ka qeyb kulan dhiiragalin ah oo loo sameeynayay Ciidamada Dowlad Goboleed Koonfur Ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo ku saabsan ciidanka iyo sida loo sugay amniga
Waxaana uu ciidamada ku bogaadiyay shaqooyinkii adkaa oo ay qabteen isagoo xusay in ciidanka ay garabtaaganyihiin islamarkaasna ay ka caawinayaan wax walba oo ay ubaahanyihiin
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ayaa Waxa uu sheegay in howlgalo wadajir ah ciidanku ay qaadayaan kuwaasi oo sheegay in alshabaab looga saarayo deegaanada ay kaga suganyihiin Koonfur Galbeed
Madaxweyne Lafta Green ayaa saraakiisha ciidamada amar kusiiyay in Amaanka Xaqiijintiisa Marwalaba xil laiska saaro islamarkaasna la sameeyo howlgalo joogta ah