Madaxweyne Xasan Sheekh oo cadeeyay muwqifka Somalia ee qadiyadda Falastiin

0
10

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad ka jeediyay, Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee dowladaha Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka dhacay magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga,

kaasi oo looga hadlayo xaaladdaha Beni-aadannimo ee ay wajahayaan shacabka ree Falastiin iyo Lubnaan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadaljeedintiisa ku dul istaagay mugga qasaaraha gaaray shacabka Biri ma-geydada ah Falastiin iyo Lubnaan, xasuuqa aan loo meel dayin iyo burburka kaabayaasha

nolosha, isaga oo soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee xalka Nabad waarta oo ka hanaqaadda Bariga dhexe. “Qadiyadda Gaza, waa mid ka gun weyn siyaasad iyo afkaar intaba; waxa ayna salka ku haysaa xuquuqda aadanaha, karaamada iyo caddaaladda. Xalka nabad waarta oo bariga dhexe ka dhalata, waxa uu ku imaan kara oo kaliya

FB IMG 1731389109049 - Wardeeq news FB IMG 1731389100734 - Wardeeq news FB IMG 1731389103925 - Wardeeq news FB IMG 1731389106461 - Wardeeq news FB IMG 1731389098543 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here