shariif - Wardeeq newsThe Interim South West Administration (ISWA) President Sharif Hassan Sheikh Adan addresses guests during the Medal Award Ceremony in Baidoa , Somalia on March 28 2015. AMISOM Photo / Sabir Olad.

Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa maanta loo diiday in uu u safro Magaaladda Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Hay’adda Nabadd Sugidda Ciidamo ka socda ayaa Shariif-ka u diiday in uu u safro Magaaladda Baydhabo,si uu ugu tartamo kursiga beeshiisa oo yaala Magaaladda Baydhabo.

Ciidamo uu wato Madaxweynihii hore ee Maamulka koonfur galbeed Soomaliya Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha,waxaana wali jira muranka ku aadan safarkiisa.

Shariif Xassan ayaa sida muuqata la doonayaa in la dhaafiyo doorashada kursigiisa sababo la xiriira Laftagareen oo ka cabsi qaba in haddii Shariifku noqdo Xildhibaan uu u tartamo Kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka.

Verified by MonsterInsights