Magaalada Boorama mudaharaad lagu taageerayo qadiyada Somaliland oo ka dhacay.

0
173

Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal saaka waxaa ka dhacay banaanbax wayn oo lagu taageerayo qadiyada iyo jiritaanka Somaliland.

Waxaana kala soo qayb galay Masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ee magaaladaasi.

1642920167125 - Wardeeq news1642920162343 - Wardeeq news1642920150464 - Wardeeq news1642920148364 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here