Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer oo saaka si wayn oo meeqaam sare leh looga xusay Qadiyada iyo Jiritaanka Jamuuriyada Somaliland.
Waxaana dadwaynaha faraha badan kala soo qayb galay Masuuliyiinta heer gobol,heer degmo iyo Xildhaabanada golaha Wakiilada Somaliland
Burco ayaa Xaruntii lagaga dhawaaqay 1991 Markii Somaliland Samaysatay Dawlad iyo Calan ugaar ah.