Mahdi Guuleed Oo Ku Guuleystay Kursii Ugu Horeyay Golaha Shacabka

0
84

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka mahadi Maxamed guuleed qadar ayaa waxa uu maanta ku guuleystay kursi ka mid ah kuraasta xildhibaanada Gobolada Waqooyi ay ku leeyihiin Aqalka hoose

Mahdi guuleed ayaa helay codad gaaraya 97 cod halka Murashaxadii la tartameysay ay heshay 3 cod

Guddiga Doorashada oo natiijada ku dhawaaqay ayaa sheegay in kaliya hal cod uu halaabay islamarkaasna ay si wanaagsan ku dhacday  codeyntu

Waxaa dhiman hal kursi oo kale waxa ku tartamaya laba musharax oo midkood loo dooran doono in uu ka mid noqdo xildhibaanada Gobolada waqooyi kumatalaya Aqalka Hoose Ee barlamaanka Soomaaliya

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here