Mareykanka ayaa warbixin ka soo saaray heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya.

0
2

Mareykanka ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka dhalatay isku dayga ay Addis Ababa ku dooneyso inay marin u hesho badda.

Waa Maxay Heshiiska Labada Dal ??¿?????

Labada dal ayaa khilaaf uu ka dhaxeeyey tan iyo markii dalka Itoobiya ee aan badda lahayn uu bishii Janaayo heshiis la galay maamulka Somaliland ee sheega in uu ka go’ay Soomaaliya, kaas oo ku saabsanaa in dhul xeebeed laga kireeyo Addis-Abeba oo ay. Hase yeeshee Arbacadii, Turkiga, oo dhex-dhexaadiye ka ahaa wada-hadallada

Soomaaliya iyo Itoobiya, ayaa ku dhawaaqay in labada dhinac ay gaareen heshiis xaqiijinaya “marin la isku halleyn karo, ammaan ah oo waara oo ay Itoobiya u hesho bad

Wardeeqnews.com

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here