459758655 1021311453368794 5717316343480960785 n - Wardeeq news

Weyn isku hayaan dowladda Itoobiya ay haatan si Mareykanka iyo Masar ayaa markale taageero xooggan u muujiyay Soomaaliya.

Iyagoo ka horyimid damaca guracan ee xukuumadda Addis Ababa ay dooneyso inay ku qaadato qeybo kamid ah biyaha Soomaaliya, iyagoo ka horyimid taageerada madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. “Mareykanka iyo Masar waxa ay ka soo horjeedaan xad-gudubka iyo damaca dhuleed ee Itoobiya,” ayaa lagu yiri

wasiirka arrimaha dibadda Masar Badr Abdelatty iyo xoghaya arrimaha dibadda Mareykanka Antony J. Blinken. Itoobiya, a badda heshiiska ee Itoobiya, ay la gashay Somaliland, iyadoo ku baaqday in xal diblomaasi laga gaaro, ayaa dhawaan si Rasmi ah ugu dhowaaqday in aysan aqoonsan doonin.

Verified by MonsterInsights