Mareykanka oo hakiyay howlihii safaaradda uu ku lahaa Kuwait

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa Khamiistii ku sheegtay war-saxaafadeed ay soo saartay in ay hakisay howlihii safaaraddeeda ee magaalada Kuwait, xilli ay socdaan duqeymo ka dhan ah Iiraan oo ay wadaan Mareykanka iyo Israa’iil.






