f65f94b0 435e 11ee a6d8 0fcc4ad1320f.png - Wardeeq news

Maanta oo kale, sanadkii 2022, waxaa weerar xooggan lagu qaaday saldhigii Goojacade, kaasoo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Somaliland. Weerarkan waxaa lagu eedeeyay in ay fuliyeen ciidamada maamulka Puntland iyo ururka SSC (Sool, Sanaag, iyo Cayn), waxaana ka dhashay khasaare badan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

 

Haddii aad haysid muuqaal qaas ah oo ku saabsan dhacdadaasi, waxaad igu soo gudbin kartaa si aan u arko.

info@wardeeqnews.net

0634152283

 

Verified by MonsterInsights