garoonka - Wardeeq news

Waxaa saacadihii u dambeeyay si weyn la iskula dhex marayay warar sheegayay in la hakiyay duulimaadyadii magaalada Baydhabo,

sababo la xiriira khilaafka dowladda dhexe iyo maamulka Koonfur Galbeed. Wardeeq news ay yihiin kuwo been abuur ah. “Waxaa idin caddeynayaa in aan la hakin duulimaadyadii diyaaradaha ee Baydhabo, wararka la wareejinayo waa kuwa aan sal iyo raad toona laheyn,” ayuu yiri mid kamid ah Saraakiisha garoonka ee la hadlay wardeeqnews

Duulimaadyada ayaa sidoodii caadiga ahaa u shaqeynaya, ayada oo labo diyaaradood oo kala ah Royal Air iyo National ay saaka duulimaadkooda yahay Baydhabo, kuwaasi oo xilligan ku howlan diyaar-garowga duulimaadkooda ay ku tagayaan Baydhabo. Inkasta

Verified by MonsterInsights