FARMAAJO111111111 696x597 1 - Wardeeq news

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Sabtida soo gaaraya magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Amiir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa maalinta Axada ah kula kulmi doona Madaxweynaha Soomaaliya Amiri Diwan, iyagoo ka wada hadli doona xiriirka labada dal iyo sidii loo taageeri lahaa loona horumarin lahaa, iyadoo ay u dheer tahay arrimo dhowr ah oo khuseeya danaha guud,” ayaa lagu yiri qoraalka ay baahisay Qatar News Agensy.

Qatar oo shantii sano ee la soo dhaafay si weyn u taageereysay Maamulka Farmaajo ayaa la rumeysan yahay in dhaqaale fara badan ku bixin doonto dib u doorashadiisa

Verified by MonsterInsights