1643882300295 - Wardeeq news

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.

xeer Ilaalinta ayaa rafcaan ka qaadatay Go’aanka Maxkamadda

Cabdimaalik oo Shantii bilood ee udambeeyay ku xidhnaa jeelka Mandheera ayaa loo haystay eedaha inuu wax ka sheegay dugsiga Abaarso iyo Jaamacada Barwaaqo ee fadhigaadu yahay Galbeedka Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland.

Verified by MonsterInsights