Maxkamada Kowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda oo haray u dilay dad shacab ah.
Askariga dilka lagu fuliyay ayaa si gaar ah waxaa uu uga tirsanaa Ciidanka Dowladda gaar ahaan NISA, waxaana horay gacanta ugu dhigay Ciidanka Dowladda.