FB IMG 1645530049218 556x470 1 - Wardeeq news

Alle ha u naxariiste waxaa magaaladda Kismaayo ku geeriyooday Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed.

Shiikh Cabdinaasir ayaa la sheegay in gaari uu la socday loogu xeray waxyaabaha qarxa waxaana halkaasi ku geeriyooday shiikha Alle ha u naxariiste, waxaa sidooo kale dhaawacyo soo gaaray dad la socday.

Shiikh Cabdinaasir ayaa halkaasi u tagay arrimo la xiriira faafinta diinta islaamka ah.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxa

Verified by MonsterInsights