FB IMG 1636979039479 - Wardeeq news

Musharaxa Xisbiga Ugu wayn Mucaaridka Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta si adag uga hadlay hadal ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliland oo ahaa inay Ururadu furan yihiin ayaa yidhi:-

“ Ma dhacayso Xisbiyo urruro noqonaya, mana suurtoobayso Urruro ka qeyb gali doona Doorashada Madaxtooyada ee 13ka November, cid awood u leh muddo xileedka Axsaabta in ay maalin ka dhinto ma jiri doonto sida aanay suurtogal u ahayn in muddo xileedka Madaxweynaha maalmo laga dhimo “.

Verified by MonsterInsights