Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka u dhoofay Magaaladdda addis Ababa ee dalka Ethiopia.
Sida la xaqiijiyay,Madaxweynaha Somaliland ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.
Labada mas’uul ayaa lagu wadaa in ay Addis Ababa ku yeeshaan wada-hadallo ku saabsan xoojinta xiriirka iskaashi ee Somaliland iyo Ethiopia.
Dhinaca kale Madaxtooyada Somaliland weli kama hadlin safarka Madaxweyne Muuse Biixi uu ugu dhoofay dalka Ethiopia.