1722021996356 - Wardeeq news

WAR DEGDEG AH: Istanbul caawa waxaa ka dhacay kulan aan caadi aheyn oo u dhexeeya Professor Maxamed Xaaji Ingiriis iyo Agaasimhii NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, kaasoo looga hadlay nuuca dowladnimada la dhisayo 2026-ka.

 

Maxamed Xaaji Ingiriis iyo Fahad waxay isku sheegeen in lama huraan doorasho tahay, Farmaajo oo uu kula kulmay Qatar-Doha kadib Maxamed Ingiriis, wuxuu qalinka ku duugay in dib loo soo celiyo Farmaajo, Damu-Jadiid in mirihii halganka Farmaajo lala soo galay ay ka dhigeen hal bacaad lagu lisay ayaa muujisay inuu Maxamed Xaaji Ingiriis u weecday aagga Farmaajo.

 

Cali Balcad iyo Faarax Shiikh Cabdiqaadir oo ahaa Isqarxiyaashii dhabarka ka toogtay Madaxweyne Xasan intii lagu guda jiray shirkii Farmaajo iigeeya

ee Doha ka dhacay ayaa muujinaysa sida Farmaajo iyo kooxdiisii u soo noolaadeen mar kale.

 

Maxamed Xaaji Ingiriis nin uu taageeray oo aan guuleysan weli lama arag, kulanka isaga iyo Fahad ee Caawa istanbul ka dhacay waa jug culus oo dowladda Somalia soo gaartay.

Verified by MonsterInsights