Nin Vietnamese ah ayaa lagu xukumay 5 sano kadib markii uu ku xadgudbay xeerarka COVID

0
73

Maxkamad ku taal Vietnam ayaa nin ku xukuntay shan sano oo xabsi ah ka dib markii uu jabiyay qawaaniin karantiil oo adag oo COVID-19 ah isla markaana ku faafiyay fayraska dadka kale.

Le Van Tri, oo 28 jir ah, ayaa Isniintii lagu helay dambi ah inuu “faafiyay cudurro faafa oo halis ah” dacwad hal maalin ah oo ka socotay Maxkamadda Dadka ee gobolka koofureed ee Ca Mau, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda Vietnam (VNA).

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here