Mustafe Cagjar - Wardeeq news

Ayaa si Yaab leh uga hadlay masiirka Soomaalida deegaanka iyo jahwareer uu sheegay in looga dan leeyahay suura-xumeynta xukuumadda uu hoggaamiyo,

madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar. Mustafe Cagjar, Madaxweyne, ayaa ganafka ku dhuftay doodda

sheegaysa in Soomaalida dowlad deegaanka aysan aheyn Itoobiya. “Shacabka deegaanka Soomaaliddu waa Soomaali, waana Soomaali ka tirsan dalka Itoobiya maamul ahaan,” muu Mustafe Cagjar ku yiri qoraal uu soo saaray.

Maadaama shacabka deegaanka iyagoo Soomaali ah ay haddana kamid yihiin dalka Itoobiya, sida uu sheegay in qofkii ku nool dowlad deegaanka Soomaalida

ee yiraahda Itoobiya kama tirsanina uu jahwareersan yahay. Hoos ka qoraalka aqriso Ee DDS iyo u xilqarinta nidaamkii dad-qalatadda ahaa ee looga goleeyahay suuraxumeeynta Xukuumadda Isbadalka ee sawaxan iyo jaahwareerin badan oo looga

Verified by MonsterInsights