2016 07 25T120000Z 2067234377 S1BETRQVNKAA RTRMADP 3 CLIMATECHANGE CONFLICT - Wardeeq news

Abaarta Soomaaliya “sida degdega ah uga sii dareysa” ayaa keentay in in ka badan laba milyan oo qof ay wajahaan cunto iyo biyo la’aan daran, Qaramada Midoobay ayaa ka digtay. Geeska Afrika ayaa hadda ” qarka u saaran inuu di’o xilli-roobaadkii afraad oo xiriir ah”, sida lagu sheegay bayaan wadajir ah oo ay soo saareen xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA) iyo dowladda Soomaaliya oo la sii daayay galinkii dambe ee Khamiista.

Verified by MonsterInsights