Qaramada Midoobay: Wadahadallada qalalaasaha ee Suudaan ka dib in ay si degdeg ah u bilaabmaan

0
168

Howlgalka Qaramada Midoobay ee Suudaan ayaa sheegay in wada tashigu uu bilaaban doono Isniinta iyadoo ujeedadu tahay in la bilaabo wada xaajood toos ah oo lagu xallinayo qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka dib afgambigii Oktoobar. La wareegitaanka militarigu waxa ay meesha ka saartay u gudubka doorashada oo ay ciidamadu ku heshiiyeen in ay xukunka la wadaagaan kooxaha rayidka ah ka dib markii la afgambiyay hoggaamiyihii muddada dheer Cumar Al-Bashiir ee kacdoonka 2019-ka.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here