IMG F26144 0FC761 84C7BE 07DFFB 86BDB1 C2F39C 780x470 1 - Wardeeq news

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan, waxaana soo baxaya faah faahiino dheeeraad ah oo ku aaddan Qaraxaasi.

Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxa oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso lala beegsaday Gaari Nooha ah oo ay la socdeen Wariyeyaal iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maamul Goboleedka Hirshabeelle, waxaana soo gaaray Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh, sida ay sheegayaan wararka ina soo gaaraya.

Gaariga la qarxiyay ayaa sheegay in uu qayb ka ahaa kolonyo Gawaari ah oo Ciidamada Maamulkaas iyo Weriyeyaal ka tirsan TV ga Hirshabeelle ay la socdeen.

Verified by MonsterInsights