Rabshado ka dhashay doorasho ka dhacday degmo kamid ah Somaliland

0
119

dka banaanbaxayaasha ayaa waxaa ay ka careysan yihiin in uu doorashada kusoo bixi waayay Musharax ka sharaxnaa xisbiga UCID  ee Degmada Gabiley , iyaga oo sheegay in doorashada la musuq maasuqay.

Warraka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in weli dadka careysan ay goobtaasi ku sugan yihiin, taas oo hakisay Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee isugu safri jiray Magaalada Hargeysa iyo degmada Gobileey.

Inta la ogyahay, waa diidmadii iyo rabshadihii ugu horeeyay ee ka dhasha doorashooyinka Somaliland, waxaana saacad walba si horudhac ah looogu dhawaaqayaa natiijooyinka doorashada ee degmooyinka Somaliland.

1 - Wardeeq news 2 - Wardeeq news 3 - Wardeeq news 4 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here