20211017637700631257365470 - Wardeeq news

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Xubno ka mid ah Baarlamaanka 11aad ee dhawaan lasoo doortay.kuwaasi oo ay ka mid yihiin mas’uuliyiin u taagan guddoonka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay qaabilay Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Xildhibaan Aadan Madoobe iyo Shariif Maxamed Cabdalla oo labaduba ah Musharax Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Mas’uuliyiinta uu la kulmay Rooble ayaa kana haa saddex Xildhibaan oo ka soo jeeda Koofur Galbeed oo qaatay shahaadada Xildhibaannimo.

Verified by MonsterInsights