290501703 423971846436094 1092490103150695623 n 750x430 1 - Wardeeq news

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, kaasi oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay hoygiisa ku soo booqday Ra’iisul Wasaaraha, waxaana uu ugu hambalyeeyay in uu helay kalsoonida Golaha Shacabka, una rajeeyay in Eebbe la garab galo waajibaadka qaran ee hor yaalla.

Verified by MonsterInsights