Safaaradda Mareykanka ee Itoobiya ayaa ogolaatay in qaar ka mid ah shaqaalaha ay si iskood ah uga baxaan

0
95

Safaaradda Mareykanka ee Itoobiya ayaa ogolaatay in ay si iskood ah uga baxaan shaqaalaha dowladda ee aan degdega ahayn iyo xubnaha qoyska sababta oo ah iskahorimaad hubeysan, ayay ku sheegtay website-keeda, iyadoo xoogagga fallaagada ee waqooyiga dalkaas ay horumarro sameeyeen. Go’aanka ayaa yimid ka dib markii Mareykanka uu sheegay Arbacadii “in uu aad uga walaacsan yahay” rabshadaha sii kordhaya iyo ballaarinta colaadaha, isagoo ku celceliyay baaq ah in la joojiyo howlgallada militari ee lagu taageerayo wadahadallada xabbad joojinta.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here