1643096595660 - Wardeeq news

Ku dhawaad 20 safiir oo ka socda dalalka Somaliland ka taageera dhanka doorashooyinka, ayaa la filayaa in ay maanta soo gaadhaan magaalada Hargeysa .

Maanta waxa lagu wadaa in ay kulamo la yeeshaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi , halka maalinta beri ahna ay la kulmi doonaan guddida doorashooyinka , axsaabts siyaasada iyo shir-guddoonka labada gole Baarlamaanka

  1. Waxaana safarkoodu ku soo beegmayaa xilli khilaaf siyaasadeed oo doorashooyinka ahi ka taaganyey Somaliland.
Verified by MonsterInsights