FB IMG 1645423026254 780x470 1 - Wardeeq news

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa sheegay in saakay ay qabteen tartanka doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#243

Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen

  1. Musharax xildhibaan , marwo Samsam Muxumed Cumar
  2. Musharax Xildhibaan, Marwo Dallays Cali ibraahim

Musharax Xildhibaan Marwo Dallays Cali ibraahim ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.

Guddiga ayaa sheegay in marwo Samsam Muxumed Cumar ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 100 Ergay, waxa ayna heshay 98 cod, waxa ka aamustay 2 qof .
Sidaa daraadeed natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#243
Samsam Muxumed cumar

Verified by MonsterInsights