Shacabka Gobola hawd oo baanaanbax ku taageeray qadiyada Somaliland.

0
181

Shacabka ku dhaqan Magaalada Bali gubadle ee Gobolka Hawd ayaa maanta iskugu soo baxay banaanbax lagu taageerayo qadiyada iyo jiritaanka Somaliland.

Waxaana kala qayn galay masuuliyiinta heer gobolka Iyo Heer Degmo ee Gobolkaasi.

1643014768780 - Wardeeq news1643014771179 - Wardeeq news1643014776107 - Wardeeq news

 

 

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here