1642834069893 - Wardeeq news

Dadwaynaha ku nool Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somalilnd ayaa saaka iskugu soo baxay Mudaharaad balaadhan oo ay ku taageerayaan qadiyada iyo Jiritaanka Somaliland.

Waxa dadwaynaha kala soo qayb galay Masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxwayne ku xigeenka Somaliland,Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha ,Maayarka Caasimada ,ku xigeenkiisa ,Xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

1642834069893 - Wardeeq news1642834082030 - Wardeeq news1642834051188 - Wardeeq news1642834079484 - Wardeeq news1642834061774 - Wardeeq news

 

Verified by MonsterInsights