1642833103540 - Wardeeq news

Bulshada ku dhaqan Gobolka Saaxil ee magaalada Berbera ayaa saaka isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayaan qadiyada Somaliland iskugu baxay waxaana kala soo qayb galay Madaxda heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolkaasi.

Dhawaan uun bay ahayd markii qadiyada Somaliland lagaga hadlay baarlamaanka ingiriiska.

  1. 1642833106895 - Wardeeq news1642833109417 - Wardeeq news1642833112411 - Wardeeq news1642833116750 - Wardeeq news1642833114478 - Wardeeq news1642833103540 - Wardeeq news
Verified by MonsterInsights