Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay uu ka dhacay shil gaari oo geystay khasaaro kala duwan.
Goobjoogayaal ayaa ku warramay in shilkaas uu ka dambeeyay, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid uu ku socday xawaare sare, wuxuuna sigaar ah uga dhacay xaafadda 8-aad ee Magaalada Hargeysa.