Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka digay xaalada cusub ee xanuunka Corona Virus isagoo bulshada ugu baaqay inay qaataan talaalka.
Soo laba kacleynta xanuunka ama caabuqa coronavirus ayaa laga dareemayaa guud ahaa degmooyinka,gobolada iyo dalka oo dhan.
Wasaarada caafimaadka somaliland maaha markoo koowaad ee ay ka digto soo laba kacleh ta xanuunkan.
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.