Somaliland oo ruqsadii kala noqotey shirka LAAS Group.

0
97

Xukuumadda Somaliland ayaa Ruqsadii Kala Noqotay Shirkad Uu Aasaasay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo ah maamulaha Guud ee Shirkaddaha LAAS GROUP.

Wareegto uu soo saaray Wasiirka Ganacsiga Somaliland Waxa uu ku sheegay in ay shirkadda Integrated Shipping ay kala noqdeen Ruqsadaasi.

Wali ma cada sababta keentey in shirkadan ruqsada lagala noqdo.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here