Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa saaka dhaariyay , xubintii ay dhaartu u hadhsanayd ee golaha Wakiillada cusub ,
Xildhibaan Cabdikariim Aadan Cali Dubad ayaa dalka dibadiiaa ku maqnaa markii la dhaarinaayey Xildhibaanada cusub.
Xildhibaankan ayaa laga doo doortey gobolka Togdheer iyo deegaanada hoos yimaada .
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.