Inuu bilihii lasoo dhaafay xiriir la sameynayay Real Madrid, kusoo laabashadiisa Bernabeu iyo xan walba oo ku saabsan dib u midowga Ronaldo iyo Los Blancos
Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in Cristiano Ronaldo uu doonayo kusoo laabashada Real Madrid xagaagan isagana huleeli doono naadiga Juventus. Bianconeri ayaa sanadkii 2018 Los Blancos kaga soo…