Wasiirka Maaliyadda Sacuudiga Mohammed al-Jadaan ayaa Jimcihii booqday Pakistan, isagoo la kulmay Ra’iisul Wasaare Shehbaz Sharif oo ku sugan Islamabad. Kulanka waxaa ka soo qayb galay wasiirka arrimaha dibadda Pakistan iyo taliyaha ugu sarreeya militariga, sida laga soo xigtay qoraal ka soo baxay ra’iisul wasaaraha Pakistan. Shehbaz wuxuu muujiyay mahadnaq uu u hayo […]
