Ciidamada Milatariga Pakistan oo ay ku jiraan diyaaradaha dagaalka ayaa gaaray Sacuudi Carabiya

Cutubyo ka tirsan militariga Pakistan ayaa Sabtidii gaaray Sacuudi Carabiya.   “Wasaaradda Difaaca waxay ku dhawaaqday imaatinka ciidan milatari oo ka socda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan una socda Saldhigga Cirka ee Boqor Cabdulcasiis ee Qaybta Bari iyadoo qayb ka ah Heshiiska Difaaca Istiraatiijiga ah ee labada dal ee walaalaha ah,” ayaa lagu yiri bayaan […]

Verified by MonsterInsights