Komandooska Mareykanka ayaa si qoto dheer ugu duulay dhulka Iiraan si ay u badbaadiyaan diyaarad duuliye ah oo la soo riday, sida ay ku warrameen warbaahinta Mareykanka Axaddii, saacado ka dib markii Madaxweyne Donald Trump uu ku dhawaaqay in shaqaalaha diyaaradda la soo badbaadiyay “si nabad ah oo caafimaad qaba.” Tehraan waxay sheegtay toddobaadkan […]
Ciidamada Maamulka Koonfur galbeed ayaa saakay weerar ku qaaday Deegaanka Habar-Dooy oo ku yaala koonfurta Deynuunay halkaas oo fadhiisimo kala duwan ay ku lahaayeen kuwa mucaaradka. Deegaankaan oo qiyaastii 20km u jira magaalada Baydhaba ayaa waxa ka dhacay dagaal culus oo dhex maray labada dhinac kaas ay isku adeegsadeen hubka qaybihiisa kala duwan oo […]
Ciidamada Qalabka Sida ee Iiraan waxay ixtiraamaan madaxbannaanida Turkiga waxayna beeninayaan in gantaal lagu soo riday dhulkeeda, sida ay ku sheegtay bayaan ay baahisay warbaahinta dawladdu Khamiistii. Wasaaradda difaaca ee Turkiga ayaa Arbacadii sheegtay in gantaal ballistic ah oo laga soo riday Iiraan oo ku sii jeeday hawada Turkiga ka dib markii uu ka […]
