Wasiiru dowladaha Xukuumadda Soomaaliya Cali Cumar ayaa qoraal uu ku daabacay Bartiisa X ku sheegay in ololaha ugu horreeya ee qodista shidaalka badda Soomaaliya uu xambaarsan yahay muhiimad ballaaran oo dhinacyada dhaqaalaha iyo siyaasadda caalamiga ah. Qoraal uu soo saaray ayuu ku xusay in haddii howlgalkaan uu guuleysto, ay si weyn u xoojin karto […]
