Ugu yaraan 4 qof oo muhaajiriin ah ayaa ku dhintay doon yar oo ay saarnaayeen iyagoo isku dayaya inay ka gudbaan Faransiiska una gudbaan Ingiriiska. Mas’uuliyiinta Faransiiska ayaa sheegay in 2 nin iyo 2 qof oo dumar ah ay ku dhinteen badda oo kacsanayd aawgeed. Dalalka ay ka soo jeedaan dadka dhintay lama […]
