Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa sheegay in ay dib u dhigeen shir ay magaalada Garoowe ku yeelan lahaayeen, kaas oo qorsheysnaa 10-ka bishan Abriil. Qoraal ka soo baxay Golaha ayaaa lagu yiri “Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa dib-u-dhigidda shirkii hore u qorsheysnaa […]
