Digniin Adag: Itoobiya oo Ciidamadeeda Ka Mamnuucday Ku Milanka Siyaasadda Soomaaliya

Taliyaha ciidamada dhulka Itoobiya ayaa farriin cad u diray cutubyo cusub oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee loo diyaariyay inay ku biiraan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo ku booriyay inay ka fogaadaan ku lug lahaanshaha arrimaha siyaasadda.   Taliyaha ayaa askarta u sheegay in masuuliyaddooda ugu weyn ay tahay gudashada waajibaadka amni, ilaalinta sumcadda […]