Dowladda oo Caawa Gacanta ku Dhigtay Sarkaal Lagu Tuhunsan Yahay Xiriir Mucaarad

Caawa waxaa magaalada Muqdisho laga soo sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xirtay Ibraahim Sheikhaal, oo ahaa Taliye ku-xigeenkii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ee gobolka Banaadir.   Sida ay xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah, sarkaalkaan ayaa laga kaxeeyay gurigiisa xilli habeen ah, iyadoo aan si rasmi ah loo shaacin sababta dhabta […]