Duqeyn ka Dhacday Gobolka Baay: DFS oo Bixisay Faahfaahin Dheeraad ah”

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamiga ah, ay aroornimadii maanta fuliyeen hawlgallo duqeymo ah oo lagu beegsanayay maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasoo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya Baydhabo iyo Daynuunaay ee gobolka Baay.   War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeymahan […]

Verified by MonsterInsights