Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay mid ka mid ah saraakiishii ka tirsanaa ciidanka Booliiska ee dhawaan loo geeyay xoojinta amniga. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Khalid Cabdinuur, kaas oo ka mid ahaa dhalinyaro aqoonyahan ah oo ka qalin-jabiyay jaamacadaha dalka, kadibna […]
