Hay’adda IAEA oo sheegtay in duqeymaha ka dhacaya agagaarka warshadda tamarta nukliyeerka ee Iiraan ay tahay inay joogsadaan

Madaxa hay’adda ilaalinta nukliyeerka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii ka digay weerarrada ka dhacaya agagaarka warshadda korontada atomiga ee Bushehr ee Iiraan “inay khatar aad u weyn ku yihiin badbaadada nukliyeerka waana in la joojiyaa.”   Xarunta, oo ku taal koonfurta dalka oo ku qalabaysan reactor 1,000-megawatt ah, ayaa afar jeer la bartilmaameedsaday tan iyo […]

Verified by MonsterInsights