Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo Wasiir hore Daahir Maxamuud Geelle ay maalmaha soo socda ku wajahan yihiin magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ka socdaan dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhow labada mas’uul ayaa […]
